Somalia oo mar kale loogu deeqay talaalka Astra-Zenece ee ka hortaga COVID-19 (Sawirro)

Dowladda Faransiiska ayaa Soomaliya ugu deeqday 108,000. oo ah talaalka Oxford/AstraZenece ee looga hortago caabuqa Covid19, Talaalkan oo maanta soo gaaray Caasimadda Soomaliya ee Muqdisho ayey Dowladda Faransiisku soo marisay xarunta “COVAX,UNICEF,CEPI & Gavi”. Safiirka Dowladda Faransiiska u fadhiya Soomaaliya mudane Kuster Menager ayaa sheegay in deeqdan dowladiisu ugu talo gashay iney shacabka Soomaaliyeed gacan … Continue reading Somalia oo mar kale loogu deeqay talaalka Astra-Zenece ee ka hortaga COVID-19 (Sawirro)